2016 – Xasuustii sanadkii tagay

Shakhsiyaad Xusid mudan:
1. Dr. Ahmad Ghazawneh
Ahaa Ardey kasoo haajiray magaalada Qudus ee Dhulka Falastiin isagoo aqoon raadis ah, haddana kusugan Wadanka Sweden isagoo Dr dhalinyar ah (Ph.D Holder), Kasheekeeya had iyo goorna kahadla Noloshii adkeyd ee uu soo maray iyo siduu uga tilaabsaday, Wuxuu Dr. Ahmed caan kuyahay Maqaallo xamaasad iyo dhiiro galin kudheehan, Laakiin badanaa uu kudaabaco afka carabiga.

Continue reading 2016 – Xasuustii sanadkii tagay