About me – Igu saabsan

Mohamed Abdiaziz Hussein

mohammcx@gmail.com,
Ankara, Turkey.

I am senior student in Communication and Design  at Bilkent University in Ankara, Turkey with a vast skills in Design, Technology and Communication. Currently I am highly focused on my Senior Graduation Project, A short observational mode documentary regarding Somali cultural cuisine and their strong relationship bonding with their own kitchen.

Afsoomali ahaan : Maxamed Cabdicasiis Xuseen

Waxaan dugsigii sare kaga baxay iskoolkii hore loo oran jiray Pollytechnique ‘Boolitikniko’ ee farsamada gacanta, dhacana magaala madaxda Muqdisho. Haddana, waxaan kunoolahay Ankara, magaalo madaxda dalka Turkiga, ardeyna ka ahay jaamacadda Bilkent , kulliyada afka qalaad lagu yiraahdo “Communication and Design”.

Mareegtaan mohamedabdiaziz.com waxaan aasaasay May 3, 2017, si aan ugusoo gudbiyo qoraalo iyo maqaalo kala duwan oo taabanaya dhinacyo kala gadisan sida waxbarashada, tiknooloojiyadda, dhiiro galinta wax akhriska iwm.

Qoraalada aan kudaabaco mareegtaan waxaan sidoo kale ku wadaagaa baraha bulshooyinka kala duwan sida facebook  iyo Twitter,  mareegtaan kahor qoraaladii aan qorey waxaad kaheli kartaan halkaan.

Mahadsanid,

Mohamed.